Qaamuuska Asalka
godob
(-bo, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Meel weyn oo godan oo dhinacyada ay ka xigaan duullayaal iyo taagag oo caws iyo geeda faalala ay ka baxaan oo jiilaalka la daaqo.
Erayo la-mid ah
godo1. Meel ay doqowda talada gooysaa ku shiraan. 2. Godad yarya…godo/mg3 (-otay, -odatay) 1. (f.g) Wax qalloocasho. 2. (f.mg) Qa…godobreedgogol-ku-laabgodobsashold godobsad, godobsi.godobsoCid godob ka gelid.godobtirGabar la siiyo reer dad laga dilay si heshiis uga dhex dhash…gododootamidld godootamid.godol1. Caano hal mar candho irmaan ku soo dhaca. 2. ld godlid.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
