Qaamuuska Asalka
godo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Meel ay doqowda talada gooysaa ku shiraan. 2. Godad yaryar oo shinnidu samayso oo ay malabka iyo ugaxda ay ku hoyiso. 3. Daliig yar oo daruur ah.
Erayo la-mid ah
godobMeel weyn oo godan oo dhinacyada ay ka xigaan duullayaal iyo…godobXadgudub qof lagu sameeyo oo aan laga xaalmarin oo reeba utu…godobreedgogol-ku-laabgodobsashold godobsad, godobsi.godobsoCid godob ka gelid.godobtirGabar la siiyo reer dad laga dilay si heshiis uga dhex dhash…gododootamidld godootamid.godol1. Caano hal mar candho irmaan ku soo dhaca. 2. ld godlid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
