Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gey

(-yay, -yday; -yi)
Falg1

Macnaha

Guur u qalmid.

Erayo la-mid ah

geydhe1. Nooc aqab ka mid ah. 2. Qurac iyo maraa mirohooda.geyeysiiCid dhibaato badid. ld gayeysii, geyoodsii.geyeysiinld gayeysiin.geyfanU. g: hawl qabashadeed, wax u diyaar ah ahaansho.geyfanaansho/dh eeg geyfnaansho. ld geyfnaan.geyfanowWax hawl qabashadeeda u diyaar ah noqosho. ld geyfnow.geyfnaanld geyfanaan, geyfanaansho, geyfnaansho.geyfnaansho/dh eeg geyfnow. ld geyfanaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms