Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

geyfanow

(-oobay, -owday; -oobi)
Falmg1

Macnaha

Wax hawl qabashadeeda u diyaar ah noqosho. ld geyfnow.

Erayo la-mid ah

geyfanU. g: hawl qabashadeed, wax u diyaar ah ahaansho.geyfanaansho/dh eeg geyfnaansho. ld geyfnaan.geyfnaanld geyfanaan, geyfanaansho, geyfnaansho.geyfnaansho/dh eeg geyfnow. ld geyfanaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms