Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

geeriyoo

(-ooday, -ootay)
Falmg3

Macnaha

Wax dhintay noqosho (nafley). ld geeryoon.

Erayo la-mid ah

geeraarMaansada qayb ka mid ah oo gabayga ka tix gaaban, si gaar ah…geeraartirin.geeraarsheNin geeraar tiriya. ld geeraarshaa.geeriWed; dhimasho.geeriggo'an/dh.kh Meel aan dad joojin, aan wax dhaqaaqa joogin; cidla'.…geeriyoodld geer-yoomid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms