Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

geeraar

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Maansada qayb ka mid ah oo gabayga ka tix gaaban, si gaar ahna loogu luuqeeyo.

Erayo la-mid ah

geeraarsheNin geeraar tiriya. ld geeraarshaa.geeriWed; dhimasho.geeriggo'an/dh.kh Meel aan dad joojin, aan wax dhaqaaqa joogin; cidla'.…geeriyooWax dhintay noqosho (nafley). ld geeryoon.geeriyoodld geer-yoomid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms