Qaamuuska Asalka
geddoon
(-oomay, -oontay; -oomi)Falg1
Macnaha
1. Wax dhinac u dhicid. 2. Muruqyo, xanuun, caro iwm awgeed isbeddelid (qof). 3. Dib u noqosho (wax). ld gaddoon².
Erayo la-mid ah
geddi1. Webi, tog, iwm labadooda dhinac mid ka mid ah; daan; gebi…geddi/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) 1. Wax afrogid. 2. Is g.: wax l…geddicadsashold geddicadsad, geddicadsi.geddicadsoCaloosha oo sarraysa, seexasho (qof).geddinld geddiyid.geddis1. Rogrogis; ganacsi. 2. ld geddiyid. ld gaddis.geddisan1. Wax afkiisa hoos la mariyey ahaansho. 2. Wax isbeddel ku …geddisashold gaddisad, gaddisasho, geddisad.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
