Qaamuuska Asalka
geddi
(-iyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Webi, tog, iwm labadooda dhinac mid ka mid ah; daan; gebi.
Erayo la-mid ah
geddicadsashold geddicadsad, geddicadsi.geddicadsoCaloosha oo sarraysa, seexasho (qof).geddinld geddiyid.geddis1. Rogrogis; ganacsi. 2. ld geddiyid. ld gaddis.geddisan1. Wax afkiisa hoos la mariyey ahaansho. 2. Wax isbeddel ku …geddisashold gaddisad, gaddisasho, geddisad.geddisleyDad hawshoodu tahay iibinta iyo gadidda badeecooyinka kala d…geddisnaanld geddisnaansho.

