Qaamuuska Asalka
ged
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Dhaqanka iyo baxaalliga qof leeyahay; dabeecad. 2. G.diisa: caadadiisa.
Erayo la-mid ah
gedaadsanaansho/dh ld gadoodsanaan.geddi/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) 1. Wax afrogid. 2. Is g.: wax l…geddi1. Webi, tog, iwm labadooda dhinac mid ka mid ah; daan; gebi…geddicadsashold geddicadsad, geddicadsi.geddicadsoCaloosha oo sarraysa, seexasho (qof).geddinld geddiyid.geddis1. Rogrogis; ganacsi. 2. ld geddiyid. ld gaddis.geddisan1. Wax afkiisa hoos la mariyey ahaansho. 2. Wax isbeddel ku …

