Qaamuuska Asalka
gashanaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld gashanaan.
Erayo la-mid ah
gashaanNin, naag uusan qabin ula dhaqmo sida ooridiisii.gashaan1. Naag, nin aan qabin ula dhaqanto sida saygeeda. 2. ld gas…gashaantiGabar da' ahaan u bisil aqalgal ama aroos. ld gashaan² (2).gashaantinnimoGashaanti ahaansho.gashanWax shay la fasilay ama la tolay xiran ahaansho.gashanaanld gashanaansho.gashi1. Shaati. 2. Qaan; mag.gasho/lg3 (-shaday, -shatay) 1. (f.g) Wax la fasilay xirasho. 2. …

