Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gashan

(-naa, -nayd)
Falg4

Macnaha

Wax shay la fasilay ama la tolay xiran ahaansho.

Erayo la-mid ah

gashaanNin, naag uusan qabin ula dhaqmo sida ooridiisii.gashaan1. Naag, nin aan qabin ula dhaqanto sida saygeeda. 2. ld gas…gashaantiGabar da' ahaan u bisil aqalgal ama aroos. ld gashaan² (2).gashaantinnimoGashaanti ahaansho.gashanaanld gashanaansho.gashanaansho/dh ld gashanaan.gashi1. Shaati. 2. Qaan; mag.gasho/lg3 (-shaday, -shatay) 1. (f.g) Wax la fasilay xirasho. 2. …
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms