Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

garwaaqsii

(-iiyay, -iisay)
Falg2

Macnaha

Cid in ay wax garwaaqsato gayeysiin.

Erayo la-mid ah

garwaanUgaarsi.garwaansashold garwaansad.garwaansoWax ugaarsasho.garwaaqsanWax, dhibaato, arrin, iwm in ay jiraan xusuusan ahaansho.garwaaqsanaanld garwaaqsanaansho.garwaaqsanaansho/dh ld garwaaqsanaan.garwaaqsashold garwaaqsad, garwaaqsi.garwaaqsoArrin, dhibaato, iwm in ay dhaceen xusuusnaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms