Qaamuuska Asalka
garwaansasho
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld garwaansad.
Erayo la-mid ah
garwaanUgaarsi.garwaansoWax ugaarsasho.garwaaqsanWax, dhibaato, arrin, iwm in ay jiraan xusuusan ahaansho.garwaaqsanaanld garwaaqsanaansho.garwaaqsanaansho/dh ld garwaaqsanaan.garwaaqsashold garwaaqsad, garwaaqsi.garwaaqsiiCid in ay wax garwaaqsato gayeysiin.garwaaqsoArrin, dhibaato, iwm in ay dhaceen xusuusnaan.

