Qaamuuska Asalka
gargaarso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
Cid gargaar ka doonid.
Erayo la-mid ah
gargaar1. Kaalmo wax ku ool ah oo dhaqso leh. 2. G.ka degdegga ah: …gargaarU g.: cid taakulayn. ld gergaar².gargaar-degdegHabab takhtareed oo la adeegsado marxaladaha lama filaanka a…gargaaridld gergaarid.gargaarsashold gargaarsad.gargeer/dh ld gargoor.gargelyoGarawsashada cid xumaan laga galay la garawsado iyadoo loo h…gargelyooU g.: cid xumaan laga galay u hoysasho si loo raali geliyo.

