Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gargaar

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Kaalmo wax ku ool ah oo dhaqso leh. 2. G.ka degdegga ah: kalkaalo caafimaadka dhaqsaha leh oo loo galo qofka jirradu ku soo booddo ama shil ku dhaawacma. ld gargaarsimo, gergaar¹.

Erayo la-mid ah

gargaar-degdegHabab takhtareed oo la adeegsado marxaladaha lama filaanka a…gargaaridld gergaarid.gargaarsashold gargaarsad.gargaarsoCid gargaar ka doonid.gargeer/dh ld gargoor.gargelyoGarawsashada cid xumaan laga galay la garawsado iyadoo loo h…gargelyooU g.: cid xumaan laga galay u hoysasho si loo raali geliyo.gargeyrDuqow; guurti.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms