Qaamuuska Asalka
garanayt
(-tyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(jool.) Dhadhaabo wiriqyadeedu waaweynyihiin oo dhulka hoostiisa ku adkaata. Macaadinta “quartz” iyo “feldspar” iyo kuwo kale ayaa dhadhaabtaan laga helaa. G.ku wuxuu ka mid yahay dhadhaabaha ugu adag uguna adkaysi badan, waa kan loogu heli ogyahay dhadhaab shiileedda hoose, waana dhadhaabta ugu badan dhulka.
Erayo la-mid ah
garaabbiido'aydo.garaabbiidowGaraabbiido qaadid (neef geel ah).garaac1. Ku dhufashada wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale loo…garaac1. Wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale ugu dhufasho. 2. …garaacDhir la beerto oo la cuno inta ay curdanka tahay oo aanay we…garaacanWax la garaacay ahaansho.garaacidld garaac¹ (3), garaacis.garaacnaanld garaac-naansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
