Qaamuuska Asalka
garaac
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Ku dhufashada wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale loogu dhufto. 2. Nuugid badan. 3. ld garaacid.
Erayo la-mid ah
garaabbiido'aydo.garaabbiidowGaraabbiido qaadid (neef geel ah).garaacanWax la garaacay ahaansho.garaacidld garaac¹ (3), garaacis.garaacnaanld garaac-naansho.garaacnaansho/dh ld garaacnaan.garaadKartida maskaxdu u leedahay waxgarashada; caqli; dhug.garaadlaaweQof aan fahamsanayn xaaladda lagu suganyahay; aan lahayn gar…

