Qaamuuska Asalka
gar
(-rar, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Timaha ka baxa dhabannada iyo daamanka ragga. 2. Halka ay isaga yimaadaan labada daan. 3. Garraarka haweenka guntintiisa. 4. Dhan, dhinac. 5. Xarig adag oo awrta lagu raro. 6. Wadnaha intiisa adag oo baruurta yeelata. ld ger.
Erayo la-mid ah
gar-allee“Gar-alle” ku helin.garaabbiido'aydo.garaabbiidowGaraabbiido qaadid (neef geel ah).garaac1. Ku dhufashada wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale loo…garaacDhir la beerto oo la cuno inta ay curdanka tahay oo aanay we…garaac1. Wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale ugu dhufasho. 2. …garaacanWax la garaacay ahaansho.garaacidld garaac¹ (3), garaacis.

