Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gantooban

(-bnaa, -bnayd)
Falmg4

Macnaha

Wax gantoob loo yeelay ahaansho. ld gandooban.

Erayo la-mid ah

gantaal1. Wax la ganay oo fallaar iwm. 2. Qalab ama hub halis ah oo…gantaalganid.gantoob1. Xijaab ka samaysan kebed ama dermo oo kala qaybiya aqal g…gantoobAqal, derin, maro iwm ku kala qoqobid. ld gandoob².gantoobidld gandoobid.gantoobnaanld gandoobnaan, gandoobnaansho, gantoobnaansho.gantoobnaansho/dh ld gantoobnaan.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms