Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gantaal

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Wax la ganay oo fallaar iwm. 2. Qalab ama hub halis ah oo meel fog wax ka dila. ld gentaal¹.

Erayo la-mid ah

gantoob1. Xijaab ka samaysan kebed ama dermo oo kala qaybiya aqal g…gantoobAqal, derin, maro iwm ku kala qoqobid. ld gandoob².gantoobanWax gantoob loo yeelay ahaansho. ld gandooban.gantoobidld gandoobid.gantoobnaanld gandoobnaan, gandoobnaansho, gantoobnaansho.gantoobnaansho/dh ld gantoobnaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms