Qaamuuska Asalka
galli
MagacLafdheeri
Macnaha
Dhagax adag oo aan si sahal ah loo jebin karin oo ceelasha salkooda ku jira.
Erayo la-mid ah
galladDeeq; liibaan; abaal; mahad.gallad/mg1 (-day, -dday) 1. (f.g) Cid abaal u gelid. 2. (f.mg) Ku …galladaysanWax gallad la kulmay ahaansho.galladaysashold galladaysad, galladaysi.galladaysnaanld galladaysnaansho.galladaysnaansho/dh ld galladaysnaan.galladayso/mg3 (-stay, -satay) 1. (f.g) Cid abaal u gelid si abaalgud …galladidld galladayn.

