Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

galladayso

FalGoobjoog

Macnaha

/mg3 (-stay, -satay) 1. (f.g) Cid abaal u gelid si abaalgud looga helo. 2. (f.mg) Ku g.: cid nimco weyn siin (Eebbe).

Erayo la-mid ah

galladDeeq; liibaan; abaal; mahad.gallad/mg1 (-day, -dday) 1. (f.g) Cid abaal u gelid. 2. (f.mg) Ku …galladaysanWax gallad la kulmay ahaansho.galladaysashold galladaysad, galladaysi.galladaysnaanld galladaysnaansho.galladaysnaansho/dh ld galladaysnaan.galladidld galladayn.gallayrNooc haadda ka mid ah, la bah ah dafada, hilib cun ah, manjo…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms