Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

galbo

(-baday, -batay)
Falmg3

Macnaha

1. Galab carraabid. 2. Tegid aan soo noqosho lahayn sameyn. 3. Aqalgelid (guur).

Erayo la-mid ah

galbeedDhanka qorraxdu u dhacdo; bogox, bugux.galbeediWax kastoo galbeed loo nisbeeyo.galbi1. Aroos aqalgeyn. 2. Cid meel aadeysa sagootin. ld gelbi.galbinld galbis¹, gelbin, gelbis.galbisCiyaar dumarka u gaar ah oo la cayaaro, sida buraanburka, mu…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms