Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

galbeed

MagacLafdheeri

Macnaha

Dhanka qorraxdu u dhacdo; bogox, bugux.

Erayo la-mid ah

galbeediWax kastoo galbeed loo nisbeeyo.galbi1. Aroos aqalgeyn. 2. Cid meel aadeysa sagootin. ld gelbi.galbinld galbis¹, gelbin, gelbis.galbisCiyaar dumarka u gaar ah oo la cayaaro, sida buraanburka, mu…galbo1. Galab carraabid. 2. Tegid aan soo noqosho lahayn sameyn. …
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms