Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gadaan

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Saabka weelasha qaarkiisa kore. 2. Qoriga ku wareegsan saabka fooddiisa sare.

Erayo la-mid ah

gadaafeeCid gardareysasho.gadaafeynld gadaafays.gadaafoDulmi, gardarro.gadaalDocda dhabarka ku aaddan; xagga dambe; dib.gadaalBaahidda ama qalloocsanka hirar, marka ay dhexmarayaan daloo…gadaala-aqoon1. Aqoonta xooluhu u leeyihiin kudmada (awr). 2. Kasmo iyo a…gadaalabbarQaabka iyo xeeladaha kudmada barid.gadaalabbar1. Barashada, qaabka iyo xeeladaha kudmada. 2. ld gadaalabba…
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms