Qaamuuska Asalka
gadaal
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Docda dhabarka ku aaddan; xagga dambe; dib.
Erayo la-mid ah
gadaafeeCid gardareysasho.gadaafeynld gadaafays.gadaafoDulmi, gardarro.gadaala-aqoon1. Aqoonta xooluhu u leeyihiin kudmada (awr). 2. Kasmo iyo a…gadaalabbar1. Barashada, qaabka iyo xeeladaha kudmada. 2. ld gadaalabba…gadaalabbarQaabka iyo xeeladaha kudmada barid.gadaalabbaridld gadaalabbar¹ (2).gadaales. Dib xiga; gadaaleeya.

