Qaamuuska Asalka
gabaddanoo
(-ooday, -ootay)Falmg3
Macnaha
Gabadano dareemid.
Erayo la-mid ah
gabaabsashold gabaabsad, gabaabsi.gabaabsoWax sii dhammaanaya oo wax yar ka dambeeyaan noqosho.gabaaddiir1. Meel dhibaato saameysay oo aan dad iyo duunyo ku noolayn.…gabaaraggeddi1. Gadgeddoonka wax marar badan oo isku xiga sameeyaan. 2. l…gabaaraggeddiWax dhawr jeer oo isku xiga dabageddin.gabaaraggeddingabaaraggeddi². ld gabaaraggeddi¹ (2).gabaarnaansho/dh ld gabranaan.gabacHodmid meel ama wax lagu hodmo.

