Qaamuuska Asalka
gabaaddiir
MagacDhexdhexaadkh
Macnaha
1. Meel dhibaato saameysay oo aan dad iyo duunyo ku noolayn. 2. Dhibaato weyn. ld gabaahiir, gaabahiiro.
Erayo la-mid ah
gabaabsashold gabaabsad, gabaabsi.gabaabsoWax sii dhammaanaya oo wax yar ka dambeeyaan noqosho.gabaaraggeddi1. Gadgeddoonka wax marar badan oo isku xiga sameeyaan. 2. l…gabaaraggeddiWax dhawr jeer oo isku xiga dabageddin.gabaaraggeddingabaaraggeddi². ld gabaaraggeddi¹ (2).gabaarnaansho/dh ld gabranaan.gabacHodmid meel ama wax lagu hodmo.gabacHawl, arrin iwm hodid.

