Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gaaxo

(-xday, -xatay)
Falmg3

Macnaha

Candho xoolaad caano ku baaqasho.

Erayo la-mid ah

gaax1. Caano isgaaray oo candho xoolaad ku baaqday. 2. Wixii waq…gaaxiCandho xoolaad caano ku baajin.gaaxsanWax caano ku baaqdeen ahaansho (candho xoolaad).gaaxsanaanld gaaxsanaansho.gaaxsanaansho/dh ld gaaxsanaan.gaaxsashold gaaxsad, gaaxsi.gaaxsoCandho xoolaad caano ku baajisasho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms