Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gaaxi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Candho xoolaad caano ku baajin.

Erayo la-mid ah

gaax1. Caano isgaaray oo candho xoolaad ku baaqday. 2. Wixii waq…gaaxoCandho xoolaad caano ku baaqasho.gaaxsanWax caano ku baaqdeen ahaansho (candho xoolaad).gaaxsanaanld gaaxsanaansho.gaaxsanaansho/dh ld gaaxsanaan.gaaxsashold gaaxsad, gaaxsi.gaaxsoCandho xoolaad caano ku baajisasho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms