Qaamuuska Asalka
gaari
(-iyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. (gawaari, m.dh) Gaadiid dhuleed matoor leh oo dadka iyo xamuulka lagu qaado. 2. Gaarigacan.
Erayo la-mid ah
gaar1. Wax cid si gooni ah u khuseeya. 2. Qof loo xilsaaray, inu…gaar/mg1 (-ray, -rtay) 1. (f.g) Meel tegid. 2. (f.g) Cid, cid ka…gaarMagac guud iyo magac g.gaaraabbidhoodCayayaan yar, duula oo qaarka dambe ku leh maaddo iftiin bix…gaararro1. Nooc kalluunka ka mid ah. 2. Dabada raha.gaardi/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Socod habeysan oo tallabada la…gaardiSocod habeysan oo tallaabada la isla helayo oo ciidammada u …gaardisiiCid gaardi ku socodsiin.

