Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gaar

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Wax cid si gooni ah u khuseeya. 2. Qof loo xilsaaray, inuu ilaaliyo xafiis, dukaan iwm. 3. G. ah: khaas ah.4. Dhaawac callirsan.

Erayo la-mid ah

gaaraabbidhoodCayayaan yar, duula oo qaarka dambe ku leh maaddo iftiin bix…gaararro1. Nooc kalluunka ka mid ah. 2. Dabada raha.gaardiSocod habeysan oo tallaabada la isla helayo oo ciidammada u …gaardi/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Socod habeysan oo tallabada la…gaardisiiCid gaardi ku socodsiin.gaardiyidld gaardin, gaardis.gaarhayeQof loo xilsaaray inuu ilaaliyo guri, xafiis iwm.gaarheynGaarhaye ahaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms