Qaamuuska Asalka
gaalliso
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Nooc ciyaaraha lagu jaameeyo ka mid ah.
Erayo la-mid ah
gaal1. Haweeney aan muslin ahayn. 2. Haweeney aan raxmad lahayn;…gaal1. Nin aan muslin ahayn. 2. Nin aan raxmad lahayn. 3. ld far…gaaladHaweeney aan muslin ahayn.gaaleeCid gaal ka dhigid.gaalibNooc fardaha orodkooda ka mid ah.gaalibFaras orod aan dheerayn samayn.gaalis(xis.) Urur tirooyin ah ama baro ah oo ku yaalla habdhis kul…gaalis-furan(xis.) Urur ka kooban tirooyinka u dhexeeya laba tiro oo la …

