Qaamuuska Asalka
gaalis-furan
(-syo ..., m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(xis.) Urur ka kooban tirooyinka u dhexeeya laba tiro oo la isa siiyey oo aan ku jirin bar dhammaadyada. G.ka f. ee u dhexeeya laba tiro oo maangal ah a iyo b waxa loo qoraa (a,b). Marka g.ka f. lagu muujinayo xarriiq tiro bar dhammaadyada goobo ayaa la geliyaa.
Erayo la-mid ah
gaal1. Haweeney aan muslin ahayn. 2. Haweeney aan raxmad lahayn;…gaal1. Nin aan muslin ahayn. 2. Nin aan raxmad lahayn. 3. ld far…gaaladHaweeney aan muslin ahayn.gaaleeCid gaal ka dhigid.gaalibNooc fardaha orodkooda ka mid ah.gaalibFaras orod aan dheerayn samayn.gaalis(xis.) Urur tirooyin ah ama baro ah oo ku yaalla habdhis kul…gaalis-xidhan(xis.) Urur ka kooban tirooyinka u dhexeeya laba tiro oo la …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
