Qaamuuska Asalka
gaaggaxsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Xoolo gaaggaxay ahaansho. ld gaagaxsan.
Erayo la-mid ah
gaagWax aan tira badnayn.gaagaxsanaansho/dh ld gaaggax-sanaan.gaaggaxGodolkii ku baabi'id, wax la qoonsaday darteed. ld gaagax².gaaggax1. Marka neef godlani wax gansado (qoonsado) oo caanuhu ku c…gaaggaxsanaanld gaagaxsanaan, gaagaxsanaansho, gaaggaxsanaansho.gaaggaxsanaansho/dh ld gaaggax- sanaan.gaaggixiNeef godlan wax uu gansado oo caanuhu uga iman waayaan ku sa…gaaggixidld gaagax¹, gaaggax¹, gaagixid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
