Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gaaggax

(-xay, -xday; -gixi)
Falmg1

Macnaha

Godolkii ku baabi'id, wax la qoonsaday darteed. ld gaagax².

Erayo la-mid ah

gaagWax aan tira badnayn.gaagaxsanaansho/dh ld gaaggax-sanaan.gaaggaxsanXoolo gaaggaxay ahaansho. ld gaagaxsan.gaaggaxsanaanld gaagaxsanaan, gaagaxsanaansho, gaaggaxsanaansho.gaaggaxsanaansho/dh ld gaaggax- sanaan.gaaggixiNeef godlan wax uu gansado oo caanuhu uga iman waayaan ku sa…gaaggixidld gaagax¹, gaaggax¹, gaagixid.gaaggixinld gaaggixis, gaagixin, gaagixis.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms