Qaamuuska Asalka
gaafan
(-fnaa, -fnayd)Falmg4
Macnaha
1. Wax diyaar ah ahaansho. 2. Midab gaar ah yeelasho (neef geel ah).
Erayo la-mid ah
gaafWax ka dheeraan iyada oo muujinaya diidmo iyo nicitaan (nafl…gaaf1. Xaflad loo sameeyo labada is aroosay maalinta ay toddoba …gaafabbaxReer u gaar ah yeelasho (wiil).gaafabbixiMiile (kal) siin (qof).gaafabbixidld gaafabbax¹.gaafalBedenka gudihiisa kuraasi ku rakiban ragga seebinaya ku fadh…gaafeysashold gaafeysad, gaafeysi.gaafeysoWax kaltan ku qaybsasho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
