Qaamuuska Asalka
gaaf
(-faf, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Xaflad loo sameeyo labada is aroosay maalinta ay toddoba baxayaan. 2. Dhisme ku meelgaar ah. 3. Kaltan. 4. Dad shir u fadhiya looga arrinsanayo xaajo waxku'ool ah. 5. Hareer. 6. Dibad. 7. Meesha gorayada ku dhasho. 8. Midab geelu yeesho oo madow xigeen ah.
Erayo la-mid ah
gaafabbaxReer u gaar ah yeelasho (wiil).gaafabbixiMiile (kal) siin (qof).gaafabbixidld gaafabbax¹.gaafalBedenka gudihiisa kuraasi ku rakiban ragga seebinaya ku fadh…gaafan1. Wax diyaar ah ahaansho. 2. Midab gaar ah yeelasho (neef g…gaafeysashold gaafeysad, gaafeysi.gaafeysoWax kaltan ku qaybsasho.gaafmeer1. Socodka uu qof sameeyo isaga oo iska ilaalinayo in ay cid…

