Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

furfuro

FalGoobjoog

Macnaha

/mg3 (-rtay, -ratay) 1. (f.g) Wax xubnihii uu ka koobnaa u kala baxsasho. 2. (f.mg) Tolmo duntii isu haysay ka furasho. 3. (f.mg) Wax xubnihii uu isugu jirey u kala bixid.

Erayo la-mid ah

furfurF. ah: soor gallay oo maraq lagu kariyay oo aan budo lagu da…furfur1. Wax xubnihii uu ka koobnaa kala bixbixin. 2. Arrin xalkee…furfuran1. Wax bashaashnimo ka muqaato ahaansho (qof). 2. Wax xubnih…furfurashold furfurad.furfurdeeQori, ul, dhagax iwm xoog u tuurid.furfurdoTuuryo xoog leh.furfurista-garaafeed-ee-isle'egHab lagu furfuro isle'egyo wadajira iyada oo la sawirayo gar…furfurnaanld furfurnaansho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms