Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

furfuran

(-rnaa, -rnayd)
Falmg4

Macnaha

1. Wax bashaashnimo ka muqaato ahaansho (qof). 2. Wax xubnihii uu isugu jirey la kala bixiyey ahaansho. 3. Tolmo wax duntii isu haysey furatay ahaansho.

Erayo la-mid ah

furfurF. ah: soor gallay oo maraq lagu kariyay oo aan budo lagu da…furfur1. Wax xubnihii uu ka koobnaa kala bixbixin. 2. Arrin xalkee…furfurashold furfurad.furfurdeeQori, ul, dhagax iwm xoog u tuurid.furfurdoTuuryo xoog leh.furfurista-garaafeed-ee-isle'egHab lagu furfuro isle'egyo wadajira iyada oo la sawirayo gar…furfurnaanld furfurnaansho.furfurnaansho/dh ld furfurnaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms