Qaamuuska Asalka
furfurista-garaafeed-ee-isle'eg
(xis.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Hab lagu furfuro isle'egyo wadajira iyada oo la sawirayo garaafka isle'eg kasta. Furfurista labada isle'eg waxa ku siiya kulannada baraha is goyska, madaama barahani ay raali geliyaan qiimeyaal isku mid ah ee x iyo y.
Erayo la-mid ah
furfurF. ah: soor gallay oo maraq lagu kariyay oo aan budo lagu da…furfur1. Wax xubnihii uu ka koobnaa kala bixbixin. 2. Arrin xalkee…furfuran1. Wax bashaashnimo ka muqaato ahaansho (qof). 2. Wax xubnih…furfurashold furfurad.furfurdeeQori, ul, dhagax iwm xoog u tuurid.furfurdoTuuryo xoog leh.furfurnaanld furfurnaansho.furfurnaansho/dh ld furfurnaan.

