Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fullaacso

(-saday, -satay)
Falg3

Macnaha

Wax, wax kale ka dillaacsasho.

Erayo la-mid ah

fullaacCad yar oo ka soo dillaacay shay uu ka mid ahaa (qori).fullaacCad yar sida qori iwm shay uu ka mid ahaa ka soo dillaacid.fullaaciWax, wax uu ka mid ahaa ka dillaacin.fullaacsanWax la fullaaciyey ahaansho.fullaacsanaanld fullaacsanaansho.fullaacsanaansho/dh ld fullaacsanaan.fullaacsashold fullaacsad, fullaacsi.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms