Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fullaaci

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Wax, wax uu ka mid ahaa ka dillaacin.

Erayo la-mid ah

fullaacCad yar oo ka soo dillaacay shay uu ka mid ahaa (qori).fullaacCad yar sida qori iwm shay uu ka mid ahaa ka soo dillaacid.fullaacsanWax la fullaaciyey ahaansho.fullaacsanaanld fullaacsanaansho.fullaacsanaansho/dh ld fullaacsanaan.fullaacsashold fullaacsad, fullaacsi.fullaacsoWax, wax kale ka dillaacsasho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms