Qaamuuska Asalka
fududow
(-daaday, -daatay)Falmg3
Macnaha
1. Wax fudayd noqosho. 2. Wax sahal noqosho. 3. Qof fadaq noqosho. 4. Qof wax firfircoon noqosho.
Erayo la-mid ah
fudud1. Wax aan cuslayn ahaansho. 2. Wax sahlan ahaansho. 3. Wax …fududaanld fudayd, fudfudayd, fududaansho.fududaansho/dh eeg fududow. ld fududaan.fududaynld fudaydin.fududaysashold fudaydsad, fudaydsasho, fudaydsi, fududaysad.fududayso1. Wax culus fudayd ka dhigasho. 2. Wax adag sahal ka dhigas…fududee1. WaxfudulBur, ciid, sokor iwm ah oo is haysta.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
