Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fudud

(-daa, -dayd)
Falmg4

Macnaha

1. Wax aan cuslayn ahaansho. 2. Wax sahlan ahaansho. 3. Wax fadaq ah ahaansho. 4. Wax firfircoon ahaansho. ld fudfudud.

Erayo la-mid ah

fududaanld fudayd, fudfudayd, fududaansho.fududaansho/dh eeg fududow. ld fududaan.fududaynld fudaydin.fududaysashold fudaydsad, fudaydsasho, fudaydsi, fududaysad.fududayso1. Wax culus fudayd ka dhigasho. 2. Wax adag sahal ka dhigas…fududee1. Waxfududow1. Wax fudayd noqosho. 2. Wax sahal noqosho. 3. Qof fadaq no…fudulBur, ciid, sokor iwm ah oo is haysta.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms