Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fud

(-dad, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

Kuus ciid ah oo is haysta.

Erayo la-mid ah

fud-barafeedCadad biyo fadhiista ah oo ku samaysma dhulka dushiisa, mark…fudayd1. Culaysyaraanta wax leeyihiin. 2. Dabci wax ka fiirsasho l…fudaydka dhigid. 2. Wax sahal ka dhigid. ld fudaydi.fudud1. Wax aan cuslayn ahaansho. 2. Wax sahlan ahaansho. 3. Wax …fududaanld fudayd, fudfudayd, fududaansho.fududaansho/dh eeg fududow. ld fududaan.fududaynld fudaydin.fududaysashold fudaydsad, fudaydsasho, fudaydsi, fududaysad.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms