Qaamuuska Asalka
fiiqtan
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Kabbaysi aayar-aayar ah oo caano loo wadaago. 2. Si tartiib ah oo caano loo dhamo. 3. ld fiiqtamid.
Erayo la-mid ah
fiiq1. Caarad, af. 2. Qalista indhaha. 3. Qashin. 4. Meesha u sa…fiiq/mg1 (-qay, -qday) 1. (f.g) Wax diir ka qaadid. 2. (f.g) Wax…fiiqan1. Wax dubka laga qaaday noqosho. 2. Wax caarad dhuuban loo …fiiqan1. Wax dubka laga qaaday ahaansho. 2. Wax caarad dhuuban loo…fiiqnaanld fiiqnaansho.fiiqnaansho/dh ld fiiqnaan.fiiqo1. Wax dub ka qaadasho. 2. Wax caarad dhuuban u yeelasho. 3.…fiiqsashold fiiqsad, fiiqsi.

