Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fiiqan

(-qmay, -qantay; -qmi)
Falmg1

Macnaha

1. Wax dubka laga qaaday noqosho. 2. Wax caarad dhuuban loo yeelay noqosho.

Erayo la-mid ah

fiiq1. Caarad, af. 2. Qalista indhaha. 3. Qashin. 4. Meesha u sa…fiiq/mg1 (-qay, -qday) 1. (f.g) Wax diir ka qaadid. 2. (f.g) Wax…fiiqnaanld fiiqnaansho.fiiqnaansho/dh ld fiiqnaan.fiiqo1. Wax dub ka qaadasho. 2. Wax caarad dhuuban u yeelasho. 3.…fiiqsashold fiiqsad, fiiqsi.fiiqsiiHoore cid aayar kabbisiin.fiiqsoHoore aayar kabbasho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms