Qaamuuska Asalka
fiidgooso
(-stay, -satay)Falmg3
Macnaha
Fiid hawl qabasho.
Erayo la-mid ah
fiid1. Buur, laan iwm meesha ugu sarreysa. 2. Ubax.fiid-dambeXilliga u dhexeya maqribka illaa cishaha.fiid-dhacsashold fiiddhacsad, fiid-dhacsi.fiid-dhacsoGeed ubax daadin.fiid-horaadFiidka intiisa hore.fiid-horor1. Waqti fiid ah dad weerar ku qaadid. 2. Fiid-horaad wax qa…fiid-horor1. Weerar dad lagu qaaday waqti fiid ah. 2. ld fiid-gooyo.fiidaaddowWaqtiga aasku madoobaado.

