Qaamuuska Asalka
fiid-dambe
MagacLafdheeri
Macnaha
Xilliga u dhexeya maqribka illaa cishaha.
Erayo la-mid ah
fiid1. Buur, laan iwm meesha ugu sarreysa. 2. Ubax.fiid-dhacsashold fiiddhacsad, fiid-dhacsi.fiid-dhacsoGeed ubax daadin.fiid-horaadFiidka intiisa hore.fiid-horor1. Weerar dad lagu qaaday waqti fiid ah. 2. ld fiid-gooyo.fiid-horor1. Waqti fiid ah dad weerar ku qaadid. 2. Fiid-horaad wax qa…fiidaaddowWaqtiga aasku madoobaado.fiidcaarreFiid-horaad. ld fiidcarre.

